SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

Xiisadda Ruushka iyo Ukraine!


La taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan, oo goor dhaweyd hadlay ayaa sheegay in Ruushka uu ku duulayo Ukraine ka hor inta uusan dhamaan ciyaaraha Olombikada Shiinaha. Wuxuu intaa ku daray in Ruushka uu qorsheynayo, weeraro cirka iyo dhulkaba ah uu ku qaado Ukraine toban maalin gudoohood.




Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ugu baaqay muwaadiniinta Mareykanka ah ee ku sugan Ukraine inay si deg deg ah uga baxaan dalkaasi.
Dhanka kale, Biden ayaa hoosta ka xarriiqay in aysan u diri doonin Ukraine askar la soo daad gureeyo, wuxuuna yiri “Haddii Mareykanka iyo Ruushka ay xabad isku furaan, waxay noqon kartaa dagaal caalami ah”. ayuu yidhi

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub