SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

Hooyadii argagaxa galisay shacabka Somaaliland iyo xaaladda danyarta oo meel adag maraysa

 Hooyadii argagaxa galisay shacabka Somaaliland iyo xaaladda danyarta oo meel adag maraysa

Saacadihii lasoo dhaafay waxa baraha bulshada gilgishay hooyo danyar ah oo haysata laba nin oo masaxda ka xanuusanaya oo ay soo saartau baahi weyni kadibna oohin miciinsatay.
"Suuqa ayaanu dawarsana markii nafi na qabatay, anaga oo ciidi hooyo u dhalanay"Ayay tidhi hooyadan dhafoorka haysata.
Waa hadal aad u culus iyo xujo aad u weyn oo maalin maalmaha kamid ah ay adkaan doonto in ragga masuulka ahi ka jawaaban ciqaabteedana ay mari doonan



Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub