Murashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa gurigiisa ku qaabilay hooyo siraad Cali Caafi .
Murashaxa ayaa hooyo siraad ugu deeqay qadar lacageed , isagoo bulshada kalena ugu baaqay inay garab istaagaan hooyo Siraad.

0 Comments