SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

Hadalkii uu madaxweyne biixi ka jeediyey casuumaadi xildhibaanada

 Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo maanta la hadlay xildhibaanada Wakiillada ee uu madaxtooyada ku casuumay ayaa keliya ku gaabsaday mahadnaq uu u jeedinayo Xildhibaanada.


Sidoo kale waxa uu sheegay in casuumaddani soo daahday oo ay ahayd in wakhti hore uu u sameeyo Xildhibaanada.



Dhinaca Golaha Wakiillada Guddoomiye Cabdirisaaq khaliif Axmed oo keliya ayaa u hadlay.


Munaasabadda waxa kale oo joogay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiyaha Golaha Guurtida iyo madax kale.

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub