Marka ay lamaanuhu Kala xanaaqaan ee hadana dib u heshiiyaan badanaa xidhiidhoodu waa uu kasii macaanaada sidii hore waanu ka kalsooni badnaadaa sidii hore.
Jacayl aan lakala xanaaqayn wax ayaa ka dhiman waa fikirkayga kooban.
Hadaad rabto inaad xiidhka jacaylka ku guulesato isku dayo inaad kalsooni siiso. Mid aan idinkula dardaarmo. "Qofka aad jeceshay arimihiisa gaarka ha gelin sida mobilkiisa iyo wixii ugaar ah". Waa hadaad mustaqbal rabto.
Runtii qofka ood baadh baadho kalsoonidaa yaraata jacaylkuna waa uu nabaad guuraa.
Jacaylku waa Nolol.
0 Comments