SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

duqa berbera ciddin oo ka hadley warqada...





" Warqada dhulka lagugu siiyay waxaa kuugu qoron 2 sanno hadii aad ku soo dhisan weydo ama ku canshuuran weydo , dhulka dawladii lahayd way qaadanaysaa oo way isticmaalaysaa, dadkana kama xigtid , dhulka inaad ganacsi u haysato laguuguma sharciyayn".

Duqa Berbera
Cabdishakuur Ciddin.

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub