SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

Sheekh Aadan Siiro oo ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka jira Somaliland.

"Waxaynu awoodna maanta in aynu toban kun oo booyadood 48 saacadood gudahood ku keeno Laakiin waa haddii xukuumaddu u soo jeeddo.

Waayo samata bixinta dadka ay abaaruhu saameeyen masuuliyadooda lama wada laha oo xukuumada ayaa leh masuuliyaddaas." 




Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub