Raysal Wasaararaha Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka Cusub ee Dawladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre oo ay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka iyo Amniga.

0 Comments