SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

xisbiga wadani oo ka hadley kulanka xildhibaanada iyo madaxwayne biixi

 




“ Waddanka harraad xun baa ka jira haddana waxaan arkayay wasiirkii biyaha oo Facebook-giisa lacag ku shubaya (sponsore-garaynaya) xililga xaaladdani taagan tahay waxaan leeyahay wasiir lacagtaa Facebook waxay harraad tiri lahayd qoys dhan oo oomman..”


Xoghayaha Biyaha Xisbiga WADDANI
Bashiir Cumar Geelle

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub