Manchester United ayaa Christopher Nkunku ku darsatay xidigaha liiska ugu jiro in ay la soo wareegto marka la gaaro suuqa xagaaga, kadib markii Rangnick uu ku dooday in kooxdu ay u bahantahay laacibkan khadka dhexe ka ciyaara. [Mark Ogden]

0 Comments