Degdeg; Maaamulka deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay ka hor tageen in qilaab la doonayey in lagu af-gembiyo dawladda, kaasi oo ay maleegayeen kooxo nabad-diid ah,sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in kooxahani xidhiidh la leeyihiin ururada argagaxisada, kuwaas oo doonaya in ay xasiloono-darro ka abuuuraan gobolka.
Dawladdu ma ayna magacaabin cidda af-gambiga maleegaysay.
0 Comments