SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

GABADH SOMALIYED OO UU JECLADEY WIIL CIRAAQI AH OO LA DILEY.......

 





Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Dahabo Cumar oo 19 sanno jir ahayd ayaa lagu dilay dalka Malaysiya kaddib markii ay xiriir Jaceyl ka diiday nin u dhashay dalka Ciraaq sida la sheegay.

Alle haw naxariisto Dahabo.

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub