Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhaw ka shiri doona xaaladda Soomaaliya.
Wakiilka Xoghayaha Guud, James Swan iyo Wakiilka Midowga Afrika, Francisco Madeira ayaa golaha ka siin doona warbixin ku saabsan xaaladda siyaasadda, amniga iyo midda bini'aadanimo ee dalku ku sugan yahay.
0 Comments