SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

DARAASAD SHAAHA AH

 Daraasad cusub oo ay Jaamacadaha Queen Mary University of London iyo Semmelweis University oo Budapest ku taallo ay soo saareen ayaa waxay ku sheegeen in dadka Kafeega caba ay ka cumri dheer yihiin kuwa kale.


Waxay sheegeen illaa iyo 3 koob oo uu qofku maalinta cabo inay Wadnaha ilaaliso (badbaadiso).



Hal koob iwm ay murugada iyo welwelka ka qaado.


Waa sheeko dheer - Adiga dadka Kafeega caba maku jirtaa mise Reera Shaah ayaad tahay?


Xigasho ahmed kediye

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub