SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

PAL POGBA IYO WAAYIHISA MAN UNITED OO GABAABSI U DHAW




 Sida laga soo xigtay The Sun, Xiddiga khadka dhexe ee Poul Pogba ayaa haatan muujinaya calaamad muujinaysa in uu doonayo in uu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda Red Devils.


Xiddiga reer France ayaa lala xidhiidhinayay kooxaha Juventus, Real Madrid iyo PSG kuwaas oo doonayay saxiixa xiddiga koobka adduunka kula guulaystay xulka France.

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub