PGS aya soo dhawayn doonta real Madrid ciyaar ku tirsan wareega 16ka koobka horyaalada yurub
Psg aya awoodeda la ogan doona halka cadcadku mari doonan tijaabo bir ah
Messi Neymar iyo mpappe aya la eegi doona dhanka kooxda carabtu hor boodo inay soo gudbiyan
Dhanka Madrid waxa isha lagu haya wiilka xawaraha badan ee reer Brazil iyo qabirka reer France Karim benzema kaso masuul ka ah real Madrid.
0 Comments