SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

Aalbiitare ama garsoore kubadeed Jarmal ah ayaa firinbi uu xoog lagu ganaaxey






 Aalbiitare ama garsoore kubadeed Jarmal ah ayaa firinbi uu xoog u yeeriyay dartiis lacag illaa iyo 5000 oo Yuuro oo ganaax ah ku dhici rabo.

Waxa uu garsoorahan dhexdhexaadinayay ciyaar dhex mareysay kooxo heer hoose ah, ciyaartooydii ayaa is qabsaday oo isku xoomay, marka firinbi ayuu xoog u yeeriyay, ciyaaryahan agtiisa joogay ayaa wuxuu waqtigaas oo 3 sano iyo bar kahor ah illaa iyo hadda ka sheeganayaa inay weli dhagta qeylinayso, lacag diyo ahna uu rabo.
2020 Aalbiitarahan waxaa lagu xukumay 80 saacadood oo howlo guud ah inuu qabto firinbigaas dartiis.
Hadda arrinti way soo laba kacleysay oo waxaa la filayaa ayaa la dhahay lacag diyo ah oo illaa iyo 5 kun oo Yuuro (5713 Dollar) gaari karta in lagu xukumo

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub