"Shakhsiyan waxa aan soo jeedin laha in la baajiyo kullanka berrito ee Madaxweynaha iyo Xildhibaanadda xaaladda abaareed ee dalku galay dartii waayo? bulshadi doorashada bacadka noo joogsatay oo biyo la'aan soo wajahday in Qasriga Qado lagu cuno waxa ay ka hor imaneysa damiirka iyo dadnimada san, Xildhibaan kastaba ha tago oo dib ha ugu noqdo degmo doorashadiisii oo dadkiisi biyo iyo baad ha la raadiyo. Madaxweynuhu wixii tallo iyo tusmo ah ee uu hayo ha la wadaago Shir-Guddoonka Golaha."
0 Comments