SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

shirkadaha telesom iyo somtel oo is garaaci doona





 Somaliland: shirkadaha isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somtel ayaa aqbalay in la isku furo adeega wadahadalka ee Labada shirkadood.

Hadii aad Somtel sidato waxaad la xidhiidhi kartaa qof sita card-ka Telesom , hadii aad telesom sidatana sidoo kale.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Isgaadhsiinta

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub