SOMALI NEWS KALA SOCO WARARKA SOMALIDA IYO CAALAMKABA

DAGAALKA RUSSIA IYO UKRAINE




 Ruushku ayaa duullaan ku qaaday gobol ka mid ah Waddanka Ukraine oo uu muddooyinkii u dambeeyey kumanaan ka mid ah Ciidamada Ruushku dul joogeen.

Hawl gallo dhawr jiho ah ayey ciidanka ruusku ku qaadeen Gobol ka mid ah dalkaasi.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku dhawaaqay saaka in hawl galkooda Milliteri ee Ukraine ka bilaabeen dhinaca Bari ee Dalkaasi, gaar ahaan Gobolka Donbas

Post a Comment

0 Comments

Dhacdooyinka

hees cusub